Maka Dental Clinic

Maka Dental Clinic We have many branches in Somalia, Uganda_kampala and Kenya_Nairobi
(1)

WELCOME TO MAKA DENTAL AND PHYSIOTHERAPY WE HAVE BRANCHES IN:
📍 MOGADISHU 🇸🇴+252619202021
📍BAYDHABO 🇸🇴+252619233433
📍KENYA 🇰🇪 +254748 887227

02/09/2026

Shaqo dhab ah adeeg heer sare ah

La so xirir 0619202021

31/08/2026

🩺 DHABAR-XANUUN MA KU HAYAA?

🇸🇴 Waxaa Soomaaliya yimid Dr. Chiropractor ah oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada dhabarka iyo laf-dhabarta.

💆‍♂️ Haddii aad la dhibtoonayso dhabar-xanuun ama murqo-xanuun, ka faa’iidayso fursaddan.

⏳ Adeeggu waa muddo kooban, boosaskuna waa xaddidan yihiin.

📲 Nala soo xiriir maanta si aad ballantaada u qabsato.
00252619202021

30/08/2026

🦴 Dr. Chiropractor ayaa Soomaaliya yimid! 🇸🇴

Hadda waa fursaddaada inaad ka faa’iidaysato adeegga Chiropractic Treatment oo lagu caawiyo xanuunnada dhabarka, qoorta, kala-goysyada iyo murqaha.

📍 Soomaaliya
⏰ Fursad kooban — Ballan qabsasho hadda!

Caafimaadkaaga mudnaanta sii. 💙

Reer Bosaso soo dhowaada fursad ka faideysta
10/08/2026

Reer Bosaso soo dhowaada fursad ka faideysta

📢 OGEYSIIS WAXAA LA OGEYSIINAYA DHAMAAN DADKA Ku DHAQAN DEEGANADA PUNTLAND.IN MARKII U HORREYSAY PUNTLAND IMANAYO.Gaar a...
09/08/2026

📢 OGEYSIIS

WAXAA LA OGEYSIINAYA DHAMAAN DADKA Ku DHAQAN DEEGANADA PUNTLAND.
IN MARKII U HORREYSAY PUNTLAND IMANAYO.

Gaar ahaan Magalooyinka BOSASO iyo CARMO ,Dr SHIJU VARGHESE oo u dhashay Dalka INDIA🇮🇳kuna taqasusay Chiropractor lehna khibrad daaweynta iyo yareynta xanuunnada la xiriira murqaha, kala-goysyada iyo laf-dhabarta.

Waxaa uu qiimeyn iyo daaweyn u sameyn doonaa dadka qaba dhabar-xanuunka daran, xanuunka jilbaha, iyo sidoo kale bukaanada Stroke-ka ee u baahan taageero dhaqdhaqaaq iyo baxnaanin.

📍 Boosaaso – Carmo ,Puntland
⏳ Fursaddan ka faa’iideyso, boosaskuna waa xaddidan yihiin.

📲 Kala xiriir WhatsApp: +252 907 921 130
0615123993 ama 615556754

Ka faa’iideysi wacan — caafimaadkaaga mudnaan sii!

06/08/2026

Maka Dental Clinic Dr Zeylac

Fiiro gaar ah: Qofka aan Page-ka Like-gareyn isla markaana Share-gareyn, k**a mid noqonayo ka qaybgalayaasha baqtiyaanas...
23/07/2026

Fiiro gaar ah: Qofka aan Page-ka Like-gareyn isla markaana Share-gareyn, k**a mid noqonayo ka qaybgalayaasha baqtiyaanasiibka, wax abaalmarin ahna naguma laha.

Guuleysta la xirir 0619202021
23/07/2026

Guuleysta la xirir 0619202021

Habeen walba nasiibka tijaabi
22/07/2026

Habeen walba nasiibka tijaabi

Guuleysta so wac Whtsp 0629202021
22/07/2026

Guuleysta so wac
Whtsp 0629202021

Address

General Waruingi Road, Moi, Nairobi Area
Nairobi
00100

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:29 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Friday 07:30 - 21:30
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252619202021

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maka Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maka Dental Clinic:

Shortcuts

Share